Baki(Xogsoor Media.Net):- Murashirixiinta Madaxweyne iyo ku-xigeen ee Xisbi xaakimka Somaliland ee KULMIYE,Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici,ayaa socdaal shaqo ku tegay degmada Baki ee gobolka Awdal.
weftiga KULMIYE ee Muuse iyo Saylici hoggaamiyaan ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay degmada Baki isla markaana degmadaas ka furtay xafiisyo Xisbiguudu ku yeelan doono degmadaas.
Haddaba halkan ka daawo.