Xukuumadda Somaliland oo Ka Hadashay Xeerka Isgaadhsiinta ee Madaxweyne Farmaajo Saxeexay iyo Furaha Labada dal Wadaagaan

0
382

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Xukuumadda Somaliland,ayaa ka hadashay xeerka Isgaadhsiinta Soomaaliya oo uu saxeexay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo furaha is-gaadhsiinta oo labada dal ka wada dhexeeya mid keliyana laga soo wada galo.

Wasiirka Boosaha iyo Is-gaadhsiinta Somaliland Mustafe Faarax Abraar waxaa kale oo uu sheegay in Somaliland ku dedaalayso in ay ka wareegto furaha isgaadhsiinta oo Somaliland ay yeelato mid u gaar ah.

Haddaba halkan ka daawo warkaas oo dhammaystiran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here