Madaxdhaqameedka Beelaha Gabooye ee Gobolka Togdheer oo Sheegay In Aan Lakala Qaybin Karin Kulmiyena Dhaliilo u Jeediyay

0
355

Burco(Xogsoor Media.Net):- Madaxdhaqameed ka tirsan Madaxdhaqameedka Beelaha Gabooye ee Togdheer,ayaa sheegay in aan la kala qaybin karayn beelaha Gabooye oo ay isku naf yihiin Madhibaan,Muuse dheriyo iyo Tumaallo.

Waxaa kale oo ay  Madaxdhaqameedka Beelaha Gabooye ee gobolka Togdheer eedaymo u soo jeediyeen  Madaxda Xisbi Xaakimka Somaliland ee KULMIYE ee gobolka Togdheer oo ay oo ay ku eedeeyeen in uu beeshooda kala qaybinayo faro galiinna uu ku hayo.

Haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan ka daawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here