Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID,ayaa Noqday Xisbigi ugu horreeyay ee gudiga Doorashooyinka qaranka Somaliland u gudbiya macluumaadka Murashaxiintooda jagada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka ee xisbigaas u tartamaya.
Xisibiga UCID,waxaa uu sheegay in shuruudo badan o lagu xidhay murashaxiinta u tartanaya Madaxtooyada oo lagu xidhay in ay labadooda Murashax buuxiyeen isla markaana ay maanta musharixiin rasmi ah ay yihiin.
Haddaba halkan ka daawo.