Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Siyaasi Abiid Diiriye Nuur oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI,ayaa bulshada deegaanka Geed ballaadh qudbad uu u jeediyay ku tilmaamay sida aanay qabyaaladu waxba umadda ugu tarayn isla markaana waxa keliya ee dadka deeqi kara waxna ay ku noqon karaan ay tahay iyaga oo qarannimo dugsada.
Haddaha halkan hoose ka daawo