Ceerigaabo(Xogsoor Media.Net):- Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI oo lagu xidhay magaalada Ceerigaabo,ayaa sababta xadhigooda ku eedeeyay in uu ka dambeeyay Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyda Somaliland.
haddaba Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI laga xidhay iyo Madaxdhaqameed isna xidhan oo khadka Taleefanka ugu warramay Muuq baahiyaha Bulsho TV halkan ka dhegayso.