Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Murashaxa Jagada Madaxweynaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro,ayaa sheegay in xisbigoodu uu ogsoonyahay in dhallinyarada Somaliland ay u baahan yihiin qarannimo iyo isku duubni isla markaana ay ogsoon yihiin in dhallinyaradu ay tahay Mustaqbalkii Berrito.
Murashax Cirro,ayaa sidaa ku sheegay munaasibad Xisbigoodu u sameeyay Taagerayaal ku soo biiray Xisbiga WADDANI,haddaba halkan ka daawo warkaas oo dhammaystiran.