Madaxweynaha Galmudug oo Dawladda Soomaaliya Ku Eedeeyay In Ay Madaarka Hargeya ku Xannibtay

0
411

Cadaado(Xogsoor Media.Net):- Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaaliya ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle(Xaad),ayaa sheegay in Madaarka caasimadda Somaliland ee Cigaal Intranational  ee Hargeysa in uu ku xannibnaa muddo shan saacadood ah taasoo uu ku eedeeyay dawladda Federaalka Soomaaliya.

Dawladda Federaalka ayuu sheegay in ay faro galin toos ah ku hayso iyo dhibaatooyin joogto ah Maamulkiisa Galmudug,waxaanu intaa ku daray in Diyaaradii uu raaci lahaa Dawladda Soomaaliya xannibtay laakiin muu sheegin halka ay ku xannibtay.

waxaanu intaa raaciyay in maamulkiisu ka tashan doono xidhiidhka uu la leeyahay dawladda Muqdisho.

Haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan ka daawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here