Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Xildhibaan/abwaan Maxamuud Maxamed Yaasiin Dheeg oo ka tirsan aqalka golaha Guurtida Somaliland,ayaa ku dhawaaqay in uu ku biiray Xisbiga WADDANI.
Haddaba halkan hoose ka daawo muuqaalka xildhibaan Dheeg maanta kaga dhawaaqay in uu ku biiray Xisbiga WADDANI.
Xogsoor Media.Net
Xogsoormedia24@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland