Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo,ayaa qudbad uu dhinacyo badan kaga hadlay ka jeediyay munaasibad si weyn loo soo agaasimay oo xisbi xaakimka Somaliland ee KULMIYE uu ku soo bandhigayay barnaamijsiyaasadeedkiisa uu dalka ku hoggaamin doono haddi uu ku guulaysto Doorashada Madaxtooyada.
Waxaa kale oo uu Madaxweyne Siilaanyo uu ka hadlay murashaxiinta u tartamaya KULMIYE iyo siday ay u yihiin hoggaamiyeyaal u qalma in la doorto oo ay dalka hoggaamiyaan.
Haddaba halkan hoose ka daawo warka Madaxweynaha oo dhammaystiran