Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland oo Go’aamo Adag Faray Bahda Garsoorka

0
443

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland  Prof: Aada n Xaaji Cali,ayaa go’aamo ka reebaya bahda Garsoorka Somaliland in ay ku milmaan siyaasada asxaabta qaranka soo saaray isla markaana sheegay in tallaabo adag laga qaadi doono ciddii ka mid ah bahda Garsoorka eek u dhex milanta asxaabta qaranka.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland,ayaa sidaa ku sheegay wareegto uu maanta soo saaray,waxaanu uga digay guddoomiyeyaasha maxkamadaha iyo garsoorasyaasha dalku in ay ku dhex milmaan siyaasada asxaabta.

 

Waaxda garsoorka Somaliland ayaa ah mid ka madaxbannaan labada waaxood ee kale ee dawladda eek ala ah Xukuumadda iyo baarlamaanka marka laga reebo hannaanka wada shaqo ee ay wadaagaan.

Wareegtada uu maanta soo saaray Guddoomiyaha Maxkadda Sare ayaa u dhignayd sidan.

.

Xogsoor Media.Net

Xogsoormedia24@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here