Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- dalka Iran ayay ku xidhan yihiin dad Somali ah oo ay muddo sadex sano iyo dheeraad ah u xidhnaa dawladda dalka Iran oo ka qabatay maxaabiista u xidhan biyaha badda u dhexeeya Imaaraadka iyo Iran.
Sheekh Siciid Raage oo ka mid ah culimada waaweyn ee Somalida kuna nool dalka Canada oo laanta Afka-Somaliga ee Idaacada VOA-DA uga warramay xaalada maxaabiistan,ayaa ka war bixiyay xaalada nololeed ee ay ku sugan yihiin.
haddaba halkan ka dhegayso warbixin dheer oo VOA Somali ay ka diyaarisay maxaabiistan.