Madaxda Xisbiga WADDANI oo La Kulmay Aqoonyahanka Degmada Axmed Dhagax Kana Wada Hadlay Dib U dhac ay kULMIYE Ka Dhaxleen

0
358

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Madaxda ugu sarraysa Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ee ka soo jeeda degmada Axmed Dhagax ee caasimadda Hargeysa ayaa kulan ay la qaateen dhallinyarada iyo aqoonyahanka Beesha Axmed Dhagax waxay kaga wada hadleen dhibaatooyin ay sheegeen in ay beeshu ka shaxashay hoggaanka Xisiga KULMIYE iyo Xukuumaddiisa oo todobadii sano ee ugu dambeeyay hayay talada Somaliland.

Guddoomiyaha ku-meelgaadhka ah ee Xisbig Waddani Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde iyo madax kale oo uu ka mid yahay wasiirkii hore ee Caddaalada Xuseen Axmed Caydiid oo dhallinyarada iyo aqoonyahanka la kulmay ayaa sheegay in xisbigoodu uu u hayo qorsheyaal cad cad oo ay ku dooran karaan isla  markaana ay ku dooran karaan Xisbiga WADDANI oo ay sheegeen in ay kaga bixi karaan dhibaatooyinka  iyo tabashooyinka jira.

Haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan ka daawo.

Xogsoor Media.Net

Xogsoormedia24@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here