Berbera(Xogsoor Media.Net):- Xildhibaan ka tirsa n golaha Guurtida Somaliland,ayaa si adag uga hadlay xalaalaha qadiimiga ah ee Saadada ee magaalda Berbera oo uu sheegay in la dhisanayo.
Waxaanu Xukuumadda iyo goleyaasha qaranka u soo jeediyay in ay tallaabo ka qaadaan dad uu sheegay in ay dhisanayaan.
haddaba halkan ka daawo.