Berbera(Xogsoor Media.net):- Xabaalo qadiimi ah oo ku yaalla magaalada Berbera ayay qodeen oo ay soo faaqeen shaqaale muruq maal ah oo Itoobiyaan ah oo sheegay in ay u direen Wasaaradda Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland iyo dawladda Hoose ee Berbera isla markaana ay ka soo saareen lafo dad oo aad u badan walina ay wadaan.\
waxaana tallaabadan cadho wayn ka muujiyay dadweynaha magaalada Berbera oo sheegay in ay meel ka dhac ku tahay dadka marxuumiinta ah ee qabuurahan ku aasnaa.
Haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan ka daawo