Wasiirkii Hore ee Xidhiidhka Goleyaasha oo Munaasibad uu Xilka ku Wareejinayay Taariikho Badan kaga Hadlay

0
496

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Wasiirkii hore ee Xidhiidhka goleyaasha Cilmi baadhista iyo Tiknoolajiyada Cali Xaamud Jibriil,ayaa munaasibad uu xilka ku wareejinayay hadal kooban ka jeediyay,ayaa sheegay in aanu Kulmiye ka teayn ee uu joogi doono.

Waxaanu aad u soo dhaweeyay dad KULMIYE ugu yimi oo markii hore ka soo hor jeeday xisbogooda oo siyaasad ahaan ay kala fikir ahaayeen oo qaatay afkaarta KULMITE.

Haddaba halkan ka daawo.