Wasiir Xil-ka Qaadistiisa Ku Eedeeyay ka Duway Madaxweynihii Magacaabay oo Maanta ka Hadlayay Cidda Eriday

0
520

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Xidhiidka Goleyaasha’tiknoolajiyada iyo Cilmi Baadhista Somaliland Cali Xaamud Jibriil oo  todobaadkii  hore Madaxweynaha Somaliland xilkii wasaaradda uu u igmaday uu  ka qaaday isal markaana uu u magacaabay masuul kale,ayaa xil kaqaadistiisa ka difaacay Madaxweyne Axmed Siilaanyo isla markaana sheegay in ay xilka qaadistiisu ay ka timi dad aanu magacaabin oo aan ahayn Madaxweynihii xilka u igmaday.

Waxaanu intaa ku daray in maanta o axad ah oo uu xilka wareejinayo in uu sheegi doono  halkay a timi xil kaqaadistiisa iyo cidda uu sheegay in ay  aanay ahayn Madaxweynaha ee awooda u leh in ay wasiir madaxweyne  magacaabay in ay xilka ka qaadaan.

Haddaba halkan  ka daawo hadal kooban oo uu ka yidhi xil ka qaadistiisa.