Guddoomiyaha Solja oo ka Hadlay Caqabadaha ay Wariyeyaashu kala Kulmaan Xafiisyada Masuuliyiinta Markay War u Doontaan

0
354

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto,ayaa ka hadlay caqabadaha ay wariyeyaashu kala kulmaan xafiisyada Masuuliyiinta dawladda marka ay war ka doonayaan iyo sida aanay u ixtiraamin madaxda qaarkood kaadhka aqoonsiga ah ee  ururka Solja uu siiyo wariyeyaasha kala duwan.

Waxaa  kale oo uu k hadlay xadhiga wariyeyaasha  oagula koco isagoo sheegay in la sii daayay wariye todobaadkan lagu xidhay magaalda Gabilay.

Haddaba warka Guddoomiye Xuuto oo dhammaystiran halkanka daawo.