Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Qaramada Midoobay,ayaa sheegtay in wali loo baahan yahay in la iska kaashado wada jirna wax looga wada qabto sidii loogu gurman lahaa dadkii ay abaaruhu tabaaleeyeen ee Reer Somaliland.
Ku xigeenka wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Bini’aadamnimada iyo wefti uu hoggaaminayo oo socdaal ku yimi Caasimadda Somaliland ee Hargeysa oo kulamo la yeeshay Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada,ayaa intaa ku daray in ay ka wada hadleen masuuliyiinta uu la kulmay sidii iskaashi looga wada samayn lahaa arrimahaa wax ka qabashadoda.
Haddaba halkan ka daawo warkaas oo dhammaystiran