Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Sanaag oo ka Hadlay Dagaal Beeleedkii Dararweyne iyo Tallaabooyinka ay Qaadeen Maamul ahaan

0
389

Dararweyne(Xogsoormedia.com):- Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Sanaag Naaleeye Axmed Sheekh oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa deegaanka Dararweyne ee Degmada Ceel -afweyn ee Gobolka Sanaag oo dagaal laba beelood oo walaalo ah halkaa ku dhex maray todobaadkii hore oo sababay dhimasho iyo dhaawac damintiisa halkaa u soogaadhay,ayaa ka war bixiyay halka ay xaaladdu imika marayso iyo guud ahaan tallaabooyinka ay qaadeen ka maamul gobol ahaan dirirtaa dhimasahda sababtay ka dib.

Haddaba halkan ka daaw.