Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo ka Hadlay Qasaaraha Dhimasho iyo Dhaawac ee uu Sababay Dagaal Beeleedkii Dararweyne

0
413

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Prof: Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon,ayaa ka hadlay qasaaraha nafeed ee ku baxay dagaal dorraad laba beelood oo walaalo ah ku dhex maray deeaanka Dararweyne oo ka tirsan degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag.

Waxaanu Wasiirku baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee dagaalku mar kale  ka dhex qarxay oo uu ugu baaqay in ay walaalnimada iyo wada jirkoda u kacaan waxgaradka labada beelood oo ay damiyaan colaadda soo noq noqotay isagoo intaa raaciyay in dawladduna si adag uga hawl galayso oo aanay cidna ugu dulqaadanayn inay colaad kale deegaankaas ka huriso.

Haddaba warka Wasiirka oo dhammaystiran halkan ka daawo..

 

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

Xogsoormedia24@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland