Dawladda Somaliland iyo Hay’addaha IOM iyo UNHCR oo Soomaaliya u Dhoofiyay Qaxooti Yemen ka Soo Qaxay

0
387

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Xukuumadda Somaliland iyo Hay’adaha IOM iyo UNHCR,ayaa maanta magaalada Berbera ee Xarunta gobolka Saaxil ka dhoofiyay qaxooti Soomaali ah oo ka soo qaxay dagaalada ka socda dalka Yemen.

Qaxootiga maanta loo dhoofiyay Soomaaliya oo ka mid ahaa qaxooti tiro badan oo ka soo qaxay dalka Yemen oo soo gaadhay Somaliland xilliyo kala duwan isla markaana ay ku jireen dad u dhashay Soomaaliya,ayaa qaxootiga reer Soomaaliya loo dhoofiyay dalkooda Soomaaliya.

Haddaba halkan ka daawo warkaas oo faah faahsan.

 

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

Xogsoormedia24@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland