Daawo Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland oo ka Hadlay Dirirka Markale ka Bilaabantay Deegaanka Ceel-afwayn

0
506

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami,ayaa si adag uga hadlay dagaal beeleedka markale ka qarxay deegaanka Dararweyne ee Degmada Ceel-afwayn ee Gobolka Sanaag.

Waxaanu labada beelood ugu baaqay in ay  nabadgelyada wada ilaashadaan oo ay ka waantoobaan colaad dhiig ku daato iyo dad isku dhinta waxaanu sheegay in ciidamadda qaranku ay tallaabo ka qaadi doonaan cid kasta oo isku dayda in ay colaadda sii huriso.

Haddaba halkan ka daawo warka wasiirka oo dhammaystiran.