Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Munaasibad si wayn loo soo agaasimay oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha dibeda ee Somaliland ayaa xalay lagu qabtay magaalada Hargeysa.
Munaasibadan oo ay ka soo qayb galeen masuuliyiin xukuumadda ka tirsan xildhibaano lagada gole qaran ka socday,asxaabta qaranka iyo siyaasiyiin iyo aqoonyahano kale oo tro badan,ayaa lagaga hadlay Somaliland iyo taariikhdeeda guunka ah ee soo jireenka ah.
Haddaba halkan ka daawo.