Sheekh(Xogsoormedia.com):- Murashaxa jagada Madaxweynaha Xisbi Xaakimka Somaliland ee KULMIYE ahna Guddoomiyaha Xisbiga iyo wefti Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo,ayaa soo gaadhay degada Sheekh ee Gobolka Saaxil
Murasha Muuse Biixi iyo Weftigiisa iyo sidii loogu soo dhaweeyay degmada Sheekh halkan ka daawo