Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Cali Maxamuud Xasan Cali Guray oo ka tirsan siyaasiyiinta Xisbi Xaakimka Somaliland ee KULMIYE,ayaa dhaliilay siyaasadda sadexda Murashax Madaxweyne oo uu ku sifeeyay in aanay lahayn hal,abuur siyaasadeed isla markaana waxa keliya ee ay cod ku doonayaan u ku tilmaamay in ay qabyaalad iyo reer hebelnimo ay tahay.
Waxaa akle o uu meesha ka saaray in cidi sheegan karto Mujaahid taasoo uu tilmaamay in ay tahay wax aan jirin oo la soo dhaafay kana baxday meeshaba iyadoo uu ku dooday in Somaliland lawada leeyahay mujaahid sheegashaduna ay tahay hab kale oo qabyaaladaysan.
Haddaba halkan ka daawo.