“Muuse Biixi wuxuu Burco u joogo ee uu ka wado waa la arkaa iyo siduu dadkii u kala qayb qaybinayo.”
Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Masuuliyiinta Xisbiga UCID,ayaa eedo u jeediyay labada xisbi ee KULMIYE iyo WADDANI iyo gudiga doorashooyinka oo ay ku eedeeyeen in ay ku wada socdaan in ay baalmaraan shuruucda dalka isla markaana ay kaambayn u adeegsadeen habkii kaadh qaadashada.
Waxaa kale oo ay ku eedeeyeen gudiga doorashooynka qaranka in aanay wax tallaabo ah ka qaadin sharci jabinta ay ku kaceen labada Xisbi mucaarid.
waxaa kale oo ay ku eedeeyeen guddoomiyaha Xisbi xaakimka Somaliland ee KULMIYE ahna musharaxa jagada Madaxweynha ee xisbigiisa in uu Burco u joogo arrimo uu ku kala qaybinayo dadka sida ay hadalka u dhigeen.
Haddaba hadalka masuuliyiinta UCID oo dhammaystiran halkan ka daawo.
Xogsoormedia24@gmail.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland