Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Golaha Guurtida Somaliland,ayaa fadhigoodii maanta si adag uga hadlay xaaladda sirir bararka oo gaadhay halkii ugu sarraysay intii ay jirtay Somaliland
Fadhigii maanta oo uu shir guddoomiynayay Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan,ayay mudaneyaashi si adag uga hadleen xaaladda sicir bararka xadhkaha goostay waxaanay farriin aadag u direen Xukuumadda Somaliland oo ay sheegeen in loo baahan yahay in ay wax ka qabato sicirbararka.
Haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan ka daawo.
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia24@gmail.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland