Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Xildhibaan Maxamed Xuseen oo ka tirsan golaha wakiiladda Somaliland,ayaa ka hadlay qaadashada kaadhka Codbixiyeyaasha doorashooyinka Somaliland oo ka socda gobolada Togdheer iyo Maroodijeex.
Waxaa kale oo uu Xildhibaanku ka hadlay Sicirbararka iyo saamaynta uu ku yeeshay nolosha bulshada Somaliland.
Hadaba halkan ka daawo.