Prof: Axmed Ismaaciil Samatar oo Jawaab Ka Bixiyya Su’aal Laga waydiiyay in uu Saluugsanyahay Siyaasadda KULMIYE

0
432

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Prof: Axmed Ismaaciil Samatar oo maanta dalka socaal ku yimi ayaa jawaab ka bixyay su’aal laga waydiiyay in uu saluugsan yahay siyaasadda Xisbi Xaakimka Somaliland ee KULMIYE oo uu ka tirsan yahay.

waxaanu sheegay in markasta adduunyada ay jiraan wax qabyo ah taana ay Somaliland caalamka kala mid tahay oo ay jiraan waxyaabo badan oo qabyo ah iyo saluug taaganina laakiin aanay taa macnaheedu ahayn in uu xisbiga saluugsan yahay.

Haddaba halkan ka daawo warkaas oo dhammaystiran.