Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Cabdilaahi Ibraahin Habane iyo Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Daa’uud Axmed Faarax Daauud Gardhwayne,ayaa ka hadlay dad isku dayay in ay musuq maasuqaan Imtixaanaadka shahaadiga ah ee fasalada afraad ee dugsiyada sare iyo 8 aad ee dugsiyada hoose dhexe oo guud ahaan dalka Somaliland oo dhan ka socda.
Haddaba halkan ka daawo.