“Horta Cid Cali Khaliif Hoggaamiyo iyo Cid Khaatumo La Yidhaahda Midna Ma Jirto.” Xildhibaan Saleebaan Cali Koore

0
376

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo ka tirsan golaha Wakiiladda Somaliland kana mid ah mudaneyaasha xisbi Xaakimka Somaliland ee KULMIYE,ayaa si cad uga hor yimi sharci darrona ku tilmaamay in Somaliland iyo Khaatumo  heshiis wada galeen waxna kala saxeexdaan taaso uu sheegay in ay meel ka dhac ku tahay qaranka Somaliland iyo dastuurka dalka.

 

waxaanu intaa raaciyay in uu aad u soo dhawaynayo wax kasta oo wada hadal ah oo tabashooyinka jira lagu dhammaynayo halka uu ka digay in wada hadalka laga dhigo mid ay laba maamul wada galeen taasoo uu sheegayu in ay xad gudub ku tahay Dastuurka Somaliland.

Haddaba halkan ka daawo Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo arrimahaa ka hadlaya.

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abfgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland