“Imtixaanku Markuu Farahayaga ka Boxo ee uu Goobaha Gaadho Ayuu Noqdaa Casuumad.” Guddoomiyaha Imtixaanaadka Qaranka

0
455

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Guddoomiyaha Imtixaanaadka qaranka Daa’uud Axmed Faarax(Daa’uud Gadhweyne),ayaa ka hadlay Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee dugsiyada dalka o berri dalka ka bilaabmaya.

 

waxaanu qaylo dhaan ka diray adeegga Internetka oo uu sheegay in uu dhib ku yahay Imtixaanka shahaadiga ah ee dalka isla markaana xilliga uu Imtixaanka Shahaadiga ahi u qacanta xafiiska Imtixaanaadka ka boxo ee uu goobaha gaadho in uu noqdo Casuumad isla markaana la isugu gudbiyo Internetka.

Haddaba hadalka Guddoomiye Daa’uud oo dhammaystran halkan ka daawo.