Midawgii iyo Israacii Somaliland iyo Soomaaliya Siduu ku Yimi iyo Niyad Jabkii Deg Degga Ahaa ee Reer Somaliland kaga Boqo Qudbad uu hore u Jeediyay Marxuum Cigaal Madaxwynihii hore

0
472

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- innagoo ku gudo jirta maalmihii u dambeeyay ee Bisha Jun oo ku beegan 57 guuradii ka soo wareegtay markii  ay Somaliland xornimadeeda ka qaataday boqotooyadii Ingiriiska,ayaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa qudbad taariikhiya oo Madaxweynuhii hore ee Somaliland Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Ibraahin Cigaal.

Qudbadda uu Marxuum Cigaal u jeediyay labada gole qaran ee Somaliland 1996-kii. ayuu aad ugaga hadlay sidii ay Somaliland u doonaysay israaca iyo isu keenidda shan Soomaaliyeed iyo sida aanay Soomaaliyadii Talyaanigu gumaysanayay aanay arrintaa diyaar ugu ahayn iyo sida markiiba ay u qaateen go’aamo reer muqdisho u gaar ah iyo dhismaha dawlad aanay cidna ka talo galin

Haddaba halkan ka daawo