Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Xukuumadda Somaliland,ayaa jawaab adag ka bixisay hadal uu jeediyay Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya isla markaana uga digay in aanu sheegan karin maalintii Somaliland Ingiriis ka xorowday ee 26 Jun oo Muqdisho laga xusay.
Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Eng Xuseen Aadan Cige (Xuseen Dayr) waxaa kale oo uu ka hadlay socdaalka Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo taageerada Somaliland ay taageertay dawladaha khaliijka ee uu Sucuudigu hoggaaminayo ee go’doomiyay dalka Qatar.
Haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan ka daawo