Borama(Xogsoormedia.com):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe,ayaa wax lala yaabo oo la qaadan kari waayo ku tilmaamay in gudaha magaalada Borama xaafado ka mid ahi in ay biyo waayaan isla markaana aanay lahayn waddooyin iyo xarumo caafimaad(MCH)
Waxaa kale oo uu ka hadlay maalinta 26 Juun oo ah maalintii Somaliland Ingiriiska ka xorowday isagoo farriina u diray dawladda Soomaaliya.
Waxaanu sidaa ku sheegay mar uu maanta magaalada Borama kaga qayb galay munaasibad Xisbigiisu u qabtay taageerayaal reer Borama ah oo ku soo biiray Xisbiga UCID.
Haddaba halkan ka daawo
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia24@gmail.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland