Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Hooyo Shamis Abokor (Guduudo Carwo),ayaa ka sheekaysay waayihii xorriyada iyo halgankii loo soo maray in Ingiriis laga Xoroobo oo ay Somaliland noqoto dal xor ah oo madax bannaan iskana tuura heeryadii Gumaystaha.
Waxaa kale oo ay ka hadashay kaalintii ay halganka ku lahaayeen kooxdii fanka ee walaalaha Hargeysa oo ahayd kooxdii ugu horraysay ee faneed isla markaana dagaal suumaageed aan waxba loola hadhin kala hor yimi gumaystihii ingiriis.
Haddaba halkan ka daawo