Sheekh Aadan Siiro Xukuumadda Ku Eedeeyay In Taladii Dalku Ay Gacanta Ugu Jirto Koox Gaar Farriin Adagna u Direy Guddiga Doorashooyinka

0
371

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Sheekh Aadan  Maxamuud Xiiray Aadan  Siiro oo ka mid culimada Somaliland ayaa si adag u durey xukuumadda Somaliland,isaga oo sheegay in taladii dalka ay koox gaar ah u gacan gashay oo ay ku takri falayso,Sheekh Aadan Siiro ayaa sidoo kale adkeeyey in doorashada wakhtigeedii lagu qabto.

Haddaba halkan ka daawo