Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo Salaaddii Ciidal-fidriga Kula Tukaday Dadweyne Tiro Badan Masjid Jaamaca Hargeysa Kana Hadlay Arrimo Dhawr

0
423

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cadiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici,ayaa saaka salaaddii Ciidal Fidriga kula tukaday kumanaan dadweyne ah Masjid jaamaca caasimadda Hargeysa.

,Madaxweyne ku-xigeenka oo tukashadii Salaadda ciidal-fidriga ka dib hadal dadweynaha u jeediyay ayaa bulshada ku dardaaray in aanay ka soo noqon acmaasha wanaagsan ee ay soo gudanayeen Bishii Ramadaan isla markaana ay halkaa ka sii wadaan khayrka iyo wax is tarka.\

Waxaa kale oo uu ka hadlay heshiiskii ay wada gaadheen Xukuumadda Somaliland iyo Khaatumo.

Haddaba halkan ka daawo.