Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Kormeer ku soo Maray Goob Loo Nisbeeyay Faafitaanka Shuban-biyoodkii Burco Ka Dilaacay

0
409

Burco(Xogsoormedia.com):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Prof: Yaasiin Maxamuud Xiir oo ku sugan magaalada Burco oo uu socdaal shao u tegay iyo maamulka gobolka Togdheer iyo ka degmada Burco,ayaa kormeer ku soo maray goob  loo nisbeeyay faafitaanka Shuban-biyoodkii dhawaan ka dilaacay magaalada Burco oo dad badani u dhinteen.

Haddaba halkan ka daawo goobta loo nisbeeyay in ay ka ayb qaadatay faafitaanka Shuban-biyoodkii ka dilaacay Burco iyo go’aamada laga soo saaray.

Xogsoormedia.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland