“Xisbiga KULMIYE iyo Xukuumaddiisu Markii ay Noqdeen Dulin Beeshu Way Ka Baxyday.” Beesha Reer Biniin Burco

0
324

Burco(Xogsoormedia.com):- Beel ka mid ah beelaha dega gobolka Togdheer  kana mid ah beelaha Bariga Burco,ayaa ku dhawaaqday in ay ka baxday isla markaana taageeradoodii ay kala noqdeen Xisbiga KULMIYE iyo Xukuumaddiisa oo ay sheegeen in ay muddo badan taageerayaal u ahaayeen.

Haddaba halkan ka daawo waxgaradka Beesha Biniin Axmed oo shir jaraa,id oo ay ku qabteen magaalada Burco kaga hadlay arrimaha ay kaga bexeen Xisbiga KULMIYE iyo Xukuumaddiisaba.