Daawo Muqaal: Kulan balaadhan oo dhex maray culimadda Somaliland iyo Saxaafadda oo ay joogjoog ka ahaayeen qaar ka mid wasiirada Somaliland

0
341

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Kulan ay wada yeesheen Saxaafadda Somaliland iyo Culimo awdiinka dalka isla markaana ay goob joog ka ahaayeen xubno ka tirsan golaha wasiiradda Somaliland,ayaa lagaga wada hadlay sidii saxaafadda Somaliland u noqon lahayd mid ku sugan oo faafintooda gundhig  iyo aasaas inay u noqoto diinta suuban ee islaamk.

Haadaba halkan ka daawo.