Jabuuti(Xogsoormedia.com):- Lataliyaha gaarka ah ee Madaxweynaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde oo ku sugan dalka Jabuuti oo uu socdaal ku joogay maalmihii u dambeeyay,ayaa socdaal u muuqday daawasho iyo dalxiis ku tegay qaar ka mid ah dekedaha dalka Jabuuti xlli ay Somaliland dekeddeeda ugu weyn ee Berbera oo lagu wareejiyay shirkadda DPW ay taran la gelayso dekedaha dalka Jabuuti.
Haddaba halkan ka daawo socdaalka Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Somalland uu ku tegay qaar ka mid ah dekedaha Jabuuti.