Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Inta badan waddamada Khaliika Carabta ayaa isku raacay in ay xidhiidkii dulamaasiyadeen in ay u jareen dalka Qadar isla markaana ay ka xidheen hawada,Dhulka iyo Cirkaba kana qaateen madaxdii safaaradahooga.
Haddaba go’aanka dawladdaha Khaliijku wuxu daarran yahay? si aan su;aashaa jawaabteeda u helno waxaanu idiin soo gudbinaynaa warbixn dhinacyo badan wax ka eegaysa oo uu soo diyaariyay Wariye Xuseen Kurdi Soo saaraha Barnaamijka Xogta Dahsoon ee daawasho wacan.