Muqdisho(Xogsoormedia.com):- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo,ayaa dadweynaha muqdisho u sheegay in uu fuliyay inta badan balan qaadyadiisii waxaanu tilmaamay in uu yahay Madaxweyne xilkiisii ka soo baxay xilli ay magaalada Muqdisho ka jiraan aragtiyo is diidan oo qaarna lagu taageersan yahay go,aanka ay xukuumaddiisu ku soo rogtay alaaxinta nabad gelyada gobolka Banaadir qaarna lagaga soo horjeedo.
Waxaanu ku faanay in uu Soomaaliya u soo xulay Raysalwasaare isaga ka wanaagsan. haddaba halkan hoose ka daawo
Xogsoormedia.com
Hargeisa Somaliland