Laascaanood(Xogsoormedia.com):- Waxaa si rasmi ah go’aammo lagu soo afjaray laga soo saaray dirir laba beelood ku dhex martay gobolka Sool oo ay dad badani ku dhinteen.
Go’aamada laga soo saaray nabadaynta labada beelood oo ay Laascaanood muddo u joogeen masuuliyiin heer wasiirro ah oo ka tirsan Xukuumadda Somaliland culimo awdiin iyo madaxdhaqameed ka socda beelaha Somaliland,ayaa maanta laga soo saaray go’aamo nabadeed oo ay gudiga nabadaynta ku hawlanayd ay ka soo saartay isla markaana ay labada beeloodba ku qanceen oo ay wada jir u qaateen una soo dhaweeyeen.
Haddaba halkan ka daawo