Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed,ayaa ku dhawaaqay in caawa ay kow tahay bisha Barakaysan ee Ramadaan isla markaana laga soomayo dalka Somaliland iyo guud ahaan caalamka Islaamkaba.
Haddaba halkan ka daawo Wasiirka oo ka hadlaya dhalashada bisha barakaysan ee Ramadaan.