Gudigga Gurmadka Abaaraha Soomaaliya oo Sheegay in ay Somaliland Soo Gaadhsiinayaan Markii Sadexaad Lacag Gurmad ah

0
387

Muqdisho(Xogsoormedia.com):- Gudigga Gurmadka abaaraha Soomaaliya,ayaa sheegay in ay bixinayaan wajigiui sadexaad ee ay u qaybiyaan maamul goboleedyada Soomaaliya iyo Somaliland.

Waxaanay sheegeen in markii sadexaad ay Somaliland soo gaadhsiinayaan 200 oo kun oo Dollar.taasoo ay sheegeen in marka ay gaadhsiiyaan ay gudiyada ay u dhiibaan ay waydiin doonaan isla markaana ay kala xisaabtami doonaan lacagihii hore  ee ay soo gaadhsiiyeen dhammaanmeelihii ay u direen oo ay ku jirto Somaliland.

Haddaba halkan ka daawo