“Geedkaas Tiinka Ah Ee Kulmiye Ee Aynu Siibeyno Yeeynaan Tiin Kale Ku Bedelin Oo Kulmiye Dib Loo Dooranin ..” Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde
Hargeysa (Xogsoormedia.com):-Guddoomiyaha ku-meelgaadhka ah ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde,ayaa bulshada reer Somaliland uga digay in ay mar labaad u codeeyaan oo ay doortaan Xisbi xaakimka Somaliland ee KULMIYE oo uu tilmaamay in loo baahan yahay in la bedelo oo doorashada soo socota laga codeyo.
Waxaa kale o uu intaa ku daray in loo baahan yahay in KULMIYE oo uu ku tilmaamay geed tiin ah oo dalka laga sifaynayo in aan la soo celin.
Haddaba halkan ka daawo hadalka Guddoomiye Cabdiqaadir Jirde uu bulshada u jeediyay
Xogsoormedia.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland