Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa oo Maayer Soltelco ka Dalbaday Fadhi Aan Caadi Ahayn

0
462

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Qaar Ka Mida Xildhibaanada Golaha Deeganka Dagmada  Hargeysa ayaa Maayerka Caasimada Hargeysa ahna guddoomiyaha golaha deegaanka Caasimadda waxay ka dalbadeen in uu  u qabto  mudaneyaasha golaha deegaankiisa kalfadhi aan caadi ahayn oo ay kula xisaabtamaan.

Xildhibaanadan oo Tiradoodu Dhamayd 23 Xildhibaan ayaa  maayerka caasimada ka codsaday in uu qabto 2aad Ee Sanadka 2017 Kaas oo ay shegeen in uu sharcigu farayo in ay  kalfadhi isugu yimadaan xildhibanadu .